SAAXILNEWS.COM
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil u Magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.
February 23, 2018 - Written by Saaxil News

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil u Magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.
Hargeysa -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xil Gudoomiyenimo u magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Saaxibkii Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaasoo Kamid ahaa Masuuliyiintii uu magacaabay Madaxweynuhuu Shalay Khamiistii.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa Wiilka Madaxweynihii hore Sodoga u ahaa, isla markaana qaba Gabadha labaad ee u dhalay Axmed Siilaanyo u magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada.

Wiilkan Ex. Madaxweyne Siilaanyo sodogga u yahay, ayaa sida La sheegay waxa magacaabistiisa timi, codsi sida La sheegay uu qoyskii hore ee Madaxtooyada kaga dalbaday Madaxweynaha cusub inuu xilal siiyo. Wiilkan labaad ee Madaxweynihii hore Axmed Siilaanyo sodogga u yahay, ayaa lagu magacaabaa Muuse Xasan Xaaji Yuusuf.

Saaxilnews.com you can contact this E-mail Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa E-mailkan.

saaxilnews100@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews